Wasaarada Amniga oo sheegtay in Amni buuxa uu ka jiro Caasimada Muqdisho.

by Abdirashid Wanajiye | Tuesday, Oct 10, 2017 | 78 views

Afhayeenka Wasaarada Amniga Xukuumada Soomaaliya Axmed Maxamuud Sayid Carab ayaa shaaciyay in xaalada amaan ee caasimada ay tahay mid wanaagsan.

Waxa uu sheegay in xiligaan waqti ka adag lasoo maray iyadoona hada la marayo heerki ugu wanaagsanaa.

Sidokale waxa uu tilmaamay in loo baahanyahay in la garab istaago ciidamada xooga dalka oo dagaalo xoogan kula jira kooxda Al-Shabaab.

Shacabka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay in ay la shaqeeyaan laamaha amniga si nabad buuxda loo helo.

Like it? Share it!

Leave A Response