Shil qasaaro geeystay oo ka dhacay gobolka Bakool.

by Abdirashid Wanajiye | Sunday, Oct 8, 2017 | 42 views

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya shil qasaaro geeystay oo ka dhacay degmada Xudur ee gobolka Bakool.

Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyay in ay arkeen gaari ku socday si xoowli ah oo ku dhacay gaari kale.

Ugu yaraan 2 ruux ayaa la tilmaamay in uu dhaawac fudud ka soo gaaray shilkaasi, iyadoo haatan lagu dambiibayo isbitaalada ku yaala halkaasi.

Shilalka gawaarida ayaa maal mihii ugu dambeeyay ku soo badanaye qaybo ka mid ah gobolada dalka.

Like it? Share it!

Leave A Response