Sawirro: Madaxweynaha oo kulan la qaatay qurba joog Soomaaliyeed.

by Abdirashid Wanajiye | Tuesday, Oct 10, 2017 | 61 views

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan qado ah shalay u Sameeyay Qurba joog Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa kala hadlay qurba joogta sidii ay wadankooda u maal gishan lahaayeen, isagoona ugu baaqay in ay dalka ku soo laabtaan.

 

Like it? Share it!

Leave A Response