Neymar oo heshiis 5 sanno ah ugu biiray PSG

by Garsoor | Wednesday, Aug 2, 2017 | 316 views

Laacibkii kooxda Barcelona ee Neymar ayaa ugu biiray kooxda PSG heshiis 5 sanno ah.

Heshiiska Neymar waxa ku baxday lacag dhan 450 milyan oo pound,sida uu ogaaday telefishinka SKY sport.

Laacibkan reer Brazil ayaa u safri doona magaalada Paris labada cisho ee soo socota.

Like it? Share it!

Leave A Response