Muqdisho: Xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Hirshabelle oo qarax lagu dilay

by Garsoor | Thursday, Nov 8, 2018 | 90 views

Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cabdiweli Maxamed Ibraahim oo loo yaqaanay Garweyne ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray qarax loogu xiray gaarigiisa.

Qaraxa ayaa galabta ka dhacay agagaarka Baanka IBS ee degmada Xamarweyne,sida ay good joogayaal sheegen.

Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in darawalkii xildhibaanka oo qaraxa ka bedbaaday la la’yahay.

Kooxda Al Shabab ayaa sheegatay masuuliyadda qaraxan.

Like it? Share it!

Leave A Response