Faah-faahino ka soo baxaya gaarigii dadka lagu jiiray ee London.

by Abdirashid Wanajiye | Sunday, Oct 8, 2017 | 68 views

Warar kala duwan ayaa laga helayaa gaari jiiray dad marayay meel loo dalxiis tago oo ku taala magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska.

Sidokale waxaa lasoo warinayaa in ciidamada Booliska magaalada London ay gacanta ku dhigeen ruuxii ka dambeeyay falkaasi.

Saraakiisha booliska ayaa tilmaamay in ninkaas baaritaano lagu haayo, waxaana sidokale ay sheegeen in dadkii uu dhaawacay la dabiibayo.

Like it? Share it!

Leave A Response