Dib u dhac ku yimid Shirweeynaha qaran ee dib u eegista dastuurka dalka.

by Abdirashid Wanajiye | Sunday, Oct 8, 2017 | 24 views

Warar dheeri ah ayaa laga helayaa Shirweeynihii Qaran ee dib u eegista Dastuurka dalka oo dib u dhac uu ku yimid.

Hadal qoraal ah uu soo dhigay bartiisa facebooka wasiirka warfaafinta Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cusmaan Eng ” Yariisoow ” ayaa u qornaa sidan:

Like it? Share it!

Leave A Response