Scroll to Top

Garsoor.net – Garsoor is the most trusted online media in Somalia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay is-fahamka ay gaareen dhinacyada Galmudug oo maalmahan u joogay magaalada Muqdisho xal u helista khilaafaadka siyaasadeed ee ka dhex jiray. Madaxweynaha ayaa yiri “Keddib wada-tashiyo aan la yeeshay dhinacyada ay khuseyso dib-u-heshiisiinta Galmudug, waxaan xalay ka gaarnay...

Rag hubeysan ayaa saakay waxa ay duleedka Magalada Muqdisho ku dileyn Nin Oday ah,kadib markii ay wadada u galeyn Gaari nooca raaxada ah oo uu watay kadibna ay rasaaseeyeen,waxana Ninkaas lagu Magacaabi jiray Sheekh Cabdullaahi Maxamed Rooble. Falkan dilka ah ayaa waxa uu ka dhacay inta u dhaxeysa Tareedisho iyo Tabeelaha Sheekh Ibraahim,waxana eheladiisa ay sheegeen in...

Dowladda Norway ayaa Maanta si Rasmi ah u aqoonsatay Baasaboorka Soomaalia Kadib dedaallo soo socday muddo oo maanta miro dhalay. Kulan Nairobi ku dhexmaray Mas’uuliyiin ka kala socotay dowladdaha Soomalia iyo Norway ayaa lagu shaaciyay in maanta wixii ka dambeeyo dalka Norway ay si Rasmi ah u aqoonsatay Baasaboorka Soomalia oo mudadii dalka uu burburka ku jiray...

Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan Garsoorka,Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa ka digey in sanadkan ay xujayda Soomaaliyeed ay awoodi waayeen inay gutaan waajibaadka gudashada Xajka sababo la xiriira shirkadaha  diyaaradaha ee daabula xujayda joogta gudaha dalka Soomaaliya. Qoraal uu guddigan u gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa  waxaa ay ku sheegeen in wasaarada...

Maanta waxaa Muqdisho dib ugu soo laabtay Maareeyaha Hay’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada Soomaaliya Yuusuf Cabdi (Yuusuf Jaalle) oo dhawaan shaqo joojin ku sameeyay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad (Oomar). Maareeyaha ayaa markii uu ka soo digay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaa soo dhaweeyay Wasiirka...

Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ee meelaha fog fog laga hago ayaa waxaa lala bartilmaamedsaday kolonyo gaadiid oo ay leeyihiin ciidamada Amisom. Qaraxa kadib Ciidamada Amisom waxa ay fureen Rasaas aad u badan oo waxyeelo dhimasho iyo dhaawac ahba ay ka soo gaartay dad shacab ah, waxaana Rasaasta ku geeriyootay ilaa seddex ruux sida dad goob joogayaal ah ay...

Donald Trump Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa waxaa safiirka  cusub ee soomaaliya  u soo magacaabay Ambassador Donald Yukio Yamamoto. Safiirkan ayaa waxaa la sheegay in shaqada Diplomaasiyada uu ku soo biiray sannadkii 1980-kii ,isagoona hada Masuul ka ahaa  Waaxda Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka,islamarkaana waxaa uu  ugu qaabilsan Qaaradda Afrika. Sannadihii...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa xildhibaanada Golaha Shacabka ku wargeliyay in kalfadhigii Saddexaad ee Golaha Shacabka uu xirmay 10-ka bishan luulyo oo shalay ku beegneyd. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa xildhibaanada u rajeeyay nasiino wanaagsan, waxaana xildhibaanada ay soo laabanayaan...

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta magaalada Ankara ee dalka Turkiga kula kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Kulankan ayaa ah kii u horeeyay oo is arag ah oo labada Madaxweyne ay yeesheen, tan iyo markii 16 bishii February ee sanadkii hore ay xilka isku wareejiyeen. Labada Madaxweyne ayaa...

Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Salaad Omaar ayaa shaqa joojin ku sameeyay Maareeyaha hay’adda duulista rayadka.Yuusuf Jaale. Wasiirka ayaa amray in si KMG ah uu shaqada u sii wado ku xigeenka Maareeyaha. Lama oga Sababaha shaqada Looga Joojiyay Maareeyaha Hay’ada Duulista Hawada Soomaaliya. ...