Scroll to Top

Garsoor.net – Garsoor is the most trusted online media in Somalia

Somalia, a country  recovering from conflicts and  civil war, has one of the lowest employment rates in the world and its youth face  several  understated challenges as the country tries to recover. Among these challenges is a severe lack of job opportunities, even for the Somalis graduating from local institutions and Universities each year. The key to a viable future...

Somalia’s governance blueprint, Tribal federalism based on 4.5 power sharing model, Somaliland cementing the road to independence, Al Shabaab continuing with its attempt to destabilise and take as many Somali lives as possible, is like a dark cloud hanging over every Somali person regardless where they live or what community they represent.  There is a huge political...

In the lands of the Somali, it had barely rained for two and a half years. From the dagger point of cape Guardafui, the very horn of Africa aimed at the belly of Yemen, to the hills of Ethiopia in the west and the plains of Kenya in the south, the year was dry. The nomads and the farmers saw the clouds scudding east from the Indian ocean over the red plains and the yellow...

This is one of the most tragic moments in Somalia’s history as more than 500 people and unaccountable livestock animals have lost their lives due to severe droughts that hit the horn of Africa region. According to UN reports, half of Somalia’s population, that is around 6 million people, have been affected by the worsening droughts which has left them without food,...

March 21 (galhareeri)— Waxaa xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ka socota qaban qaabadii u dambeeyay ee munaasabada lagu magacaabayo Golaha Wasiirada, iyadoo Saxaafada loo yeeray. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow la filayaa inuu ku dhawaaqo Golihii Wasiirada ee laga sugayay, waxaana Xukuumaddan ay noqon doontaa mid wajiyo cusub ay ka dhex muuqdaan. Xalay...

Cabsi xoogan ayaa lasoo daristay qaar badan oo kamid ah Odayaashii dhaqanka iyo Ergooyinkii dhawaan qaar kamid ah gobolada dalka kusoo doortay Xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya. Dilal qorsheesan oo ka dhan ah Odayaasha Dhaqanka iyo Ergooyinkii soo doortay Xildhibaanada Baarlamaanka cusub ayaa ka bilowday magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah gobolada dalka. Qaar...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shalay booqasho rasmi ah uga bilaabatay magaalada Nairobi, ayaa maanta kulan la qaadanaya Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. Kulanka ayaa ka dhici doona Xarunta Madaxtooyada Nairobi, halkaasoo Madaxweyne Uhuru Kenyatta ku soo dhoweyn doono dhiggiisa Soomaaliya. Labada Madaxweyne ayaa ka hadli doona xiriirka labada dal,...

Bismillah: Waxaan Nasiib u yeeshay inaan kamid noqdo wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed/llahi Farmaajo ee shalay soo gaaray Nairobi, maantana wada hadal qoto-dheer la yeeshay madaxda dalka Kenya. Dood dheer kaddib waxaan isku afgarannay qodobbadan: 1. In 2 toddobaad gudohood lagu soo afjaro hakadkii amni (security transit) ee Wajeer ay kusoo mari jireen duullimaadyada...

Koox Burcad-badeed  ah ayaa markab yar  waxa ay ku afduubteen xeebaha degmada  Eyl gobolka Nugaal iyagoo gudaha u galay badweynta Hindiya si ay maraakiibta maraysa xeebaha ugu weeraraan. Burcad badeeda ayaa la sheegay inay ku dejiyeen beriga toban ka mid ahaa shaqaalihii saarnaa doonta iyagoo hore u sii kaxeystey naaquudiyihii doonta,cunto kariye iyo injineer saarnaa...

Duulimaadkii u horeeyay ee toos ah Muqdisho iyo Nairobi ayaa maanta oo arbaco ah bilaaban doona, iyadoo dowladda Kenya ay si rasmi ah u bilaabi doonto dhaqan gelinta heshiiskii todobaadkii hore ay wada gaareen Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb geli doona Munaasabada lagu daah-furi doono duulimaadka Muqdisho...