Scroll to Top

Garsoor.net – Garsoor is the most trusted online media in Somalia


Garsoor

News and information

Shirkado Finland ka yimid iyo kuwa Soomaali ah oo shir uga furmayo Muqdisho Shirkado Finland laga leeyahay iyo kuwa Soomaali ah ayaa waxaa u furmaya shir maalgashi iyo iskaashi oo ku aadan ganacsiga su’aalaha badan ka taagan yihiin ee adeegyada ammaanka iyo kalluumeysiga. Warar ku dhow shirka ayaa sheegaya in dhinaca Finland ay ka yimaadeen shirkado ka soo shaqeeyay...

Reer Muqdisho oo markale Calanka CAFIS sare u qaaday   Muqdisho 11.1.2019   Ku dhowaad saddex sanno ka hor ololaha CAFISKA Soomaaliyeed oo ay billaabeen Suxufiyiin, aqoonyahanno iyo nabad-jirayaal Soomaaliyeed ayaa waxaa uu hadda gaaray sida uu sheegay Wali Xaashi oo ah fikradda Ololahan shakhsigi keenay heer la xakameyn waayo Shacabka Soomaaliyeed ee isugu soo baxaya...

Ku dhawaad 92 xildhibaan ayaa maanta saxiixay mooshin xil ka qaadis ah oo ay ka gudbiyen madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya. Xildhibaannada mooshinka ka gudbiyay madaxweyne Farmaajo ayaa Ku eedeyay qayaano Qaran iyo inuu jibiyay sharciyo dastuuri ah. Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal sheekh Cabdiraxman ayaa maanta qabtay mooshinka. Dastuurka Soomaaliya...

Ugu yaraan 30 qof ayaa Ku dhimatay seddex qarax oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Laba kamid ah qaraxyada ayaa ka dhacay illinka hore ee hotelka Saxafi iyo xarunta dambi baarista ee CID halka mid kalena uu dhacay wada yar oo marta dhabarka dambe ee hoteelka. Dadka dhintay waxaa kamid ahaa Milkiilihii hoteelka Saxafi Cabdifitaax Cabdirashiid Ilqeyte oo ganacsigan...

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa berito u amba baxaya dalka Itoobiya,sida uu sheegay xafiiska warfaafinta ee madaxtooyadda Soomaaliya. Cabdinuur Maxamed Axmed oo ah agaasimaha warfaafinta madaxtooyadda ayaa qoraal uu soo dhiggay bartiisa Twitter waxa uu Ku sheegay in madaxweynuhu uu berito safar u yahay magaalada...

Xukuumadda Addis Ababa ayaa wada qorshe ballaaran oo ay Ku dhisayan ciidamaddooda badda iyada oo aysan Itoobiyana lahayd wax bad ah. Janaraal Berhanu Julu oo ah taliye Ku xigeenka madaxa ciidamadda qalabka sidda ee Itoobiya ayaa sheegay in Itoobiya ay dalal badan Kala tala tashaneyso saldhig ciidamadda Cirka oo ay ka dhiseyso badda Cas iyo Badweynta Hindiya. ” Ma...

Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cabdiweli Maxamed Ibraahim oo loo yaqaanay Garweyne ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray qarax loogu xiray gaarigiisa. Qaraxa ayaa galabta ka dhacay agagaarka Baanka IBS ee degmada Xamarweyne,sida ay good joogayaal sheegen. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in darawalkii xildhibaanka oo qaraxa ka bedbaaday la la’yahay....

Raysul wasaare Xasan cali Khayre ayaa goor dhaw xilkii wasiirnimo ka qaaday wasiirkii diinta iyo awqaafta ee xukuumada Soomaaliya mudane Xasan Macalin Xuseen. Digreeto ka soo baxday xafiiska raysul wasaaraha oo uu akhriyay wasiirka warfaafinta ayaa xilkan si Ku meel gaar ah loogu dhiibay wasiiru dowlihi wasaaradasi mudane Cabdixakiim Xasan Ashkir. Wasiir Xasan Macalin...

Qarax gaari ayaa goor dhaw ka dhacay isgoyska Siinaay ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa la sheegaya in uu ka dhashay gaari nooca raaxada ah oo lagu xiray waxyaabaha qarxa. Ugu yaraan hal ruux ayaa La soo warinaya inuu Ku dhaawacmay qaraxa. Halkan kala soco faahfaahinta. ...

Ku dhawaad 80 qof oo Soomaali ah oo laga soo tarxiilay dalka Mareykanka ayaa goor dhaw soo gaaray caasimada Muqdisho. Diyaarada siday dadkan ayaa good dhaw soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde. Xukuumada Waashington ayaa dadkan Ku heysay xabsiyo Ku yaalla dalka Mareykanka. Dhowr jeer ayaa Muqdisho la keennay Soomaali badan oo laga soo musaafuriyay dalkasi. ...