Scroll to Top

Garsoor.net – Garsoor is the most trusted online media in Somalia


Abdirashid Wanajiye
Abdirashid Wanajiye

Senior freelance journalist covering conflict news as they break.

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta safarkiisii ugu horeeyay ku tegey dalka Jabuuti. Safarka madaxweynaha ayaa qaadan doona maalmo kooban waxaana martiqaad rasmi ah u soo diray madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Biixi ayaa la kulmay Madaxweyaha dalka Jabuti  Ismaaciil Cumar Geelle iyagoo wadahadlo ...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Thaabid Cabdi Maxamed Ayaa ku Dhawaaqay in uu dib u dhacay shirkii Wadatashiga Nabadeeynta iyo Hormarinta Gobolka Banaadir. Shirkaan ioo kal hore Gudoomiye Thaabid uu ku dhawaaqay in uu Muqdisho ka Furmayo 7-8 Bishaan ayaa dib u dhac ku yimid. Gudoomiye Thaabid Ayaa sheegay in Shirkaasi uu dib ugu dhacay Arimo Farso...

Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa safarkiisii ugu horeeyay ee tan iyo markii uu madaxweynaha noqday Maalinta Bari oo Axad ah ku tagaya Magaalada Garoowe. Qaban qaabo balaaran oo lagu soo dhoweeynayo madaxweyne Farmaajo ayaa laga dareemayaa Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland. Madaxweyne Farmaajo ayaa xariga...

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ee Bartamaha dhulka Soomaaliya ayaa ku waramaya in Ciidamada Djabuuti ee qeeybta ka ah howlgalka AMISOM ee Soomaaliya qarax Miino lagula eegtay Duleedka Degmada Buulo Barde shalay oo Jimco aheyd. Qaraxaasi ayaa waxaa ku dhintay Askar katirsan Ciidamadaasi Djabuuti inkastoo aan si rasmi ah loo sheegin tirada guud ee ku dhimatay qaraxaasi. Kadib...

Xildhibaan Aadan barre Ducaale oo ah Hogaamiyaha Aqlabiyada dalka Kenya ayaa hadlay darbiga Dowlada Kenya ay ka dhiseeyso xadka Soomaaliya iyo kenya. Xildhibaan Ducaale oo La hadlay laanta Af Soomaaliga ee VOA ayaa sheegay in darbigaasi Kenya ay ku qasabtay in ay dhistaan Al-Shabaab. Waxa uu Sheegay in qatar Amni ay ka imaaneeyso Al-Shabaab islamarkaasina Kenya ay Amaankeeda...

Koox Hubeeysan ayaa Degmada Xamar Weyne ee Magaalada Muqdisho ku dishay Labo Nin oo Dhalinyaro ahaa. Dilkaan ayaa waxa uu ka dhacay Koodka Degmada Xamarweyne ee Magaalada Muqdisho. Kooxdaan hubeeysan ayaa waxa ay toogteen Labo wiil oo dhalinyaro ahaa oo la sheegay in ay ahaayeen ilmo adeer. Labadaan Wiil ee dhalinyarada ahaa ee xalay la dilay ayaa lagu kala magacaabi jiray...

Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya ee cusub mudane Axmed Ciise Cawad waxa uu dhashay sannadkii 1955-tii heerarkiisa waxbarasho ayaa kala ahaa, waxbarashada koowaad ee Jaamacadda waxa uu ku qaatay Concordia University Montreal, waxbarashada Master-ka ayuu ku diyaariyey Institute of peace and Security ee dalka Ethiopia. Mar Cawad ayaa diyaariyey Shahaadada PHD Candidate...

Ciidamo ka tirsan Kuwa Maamulka Puntland ayaa Qaraxyo lagu eegtay Duleedka Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobalka Bari sida ay  Xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Laamaha Amniga Puntland. Ciimadamadaan oo ku Wajahnaa Magaalada Boosaaso ayaa lagu Weeraray Qaraxyo Dhulka lagu aasay kuwaasi oo Sababay Qasaaro dhimasho iyo dhaawac Sida ay Xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka...

Wararka Naga soo gaaraya Dalka Koonfur Afrika ayaa waxa ay sheegayaan in dalkaasi lagu dilay muwaadinkii labaad oo Soomaaliyeed sanadkaan cusub ee 2018-ka. Dilkaan ayaa waxa uu ka dhacay Deegaan lagu magacaabo Khayelitsha oo hoortagta magaalada Cape town. Muwaadinkaan la dilauy ayaa lagu magacaabi jiray Abuukar xasan cali oo Goob ganacsi uu ku jiray koox burcad Koonfur...

Wasiirki Hore ee Arimaha Gudaha Xukuumada Soomaaliya Cabdi faarax Siciid Juxa ayaa Qoraal uu soo Dhigay Baraha Bulshada kaga hadlay Xil ka qaadistii lagu Sameeyay. “Waxaan saaka anigaa Airport-ka u socda, si aan u agaasimo booqashada Madaxweynaha ee Puntland, idaacadda ka ogaaday in Xilkii Wasiirnimo layga qaaday. Xilku waa meerto waana loo siman yahay. Waxaan u...