About Us

Garsoor.net waa shabakad Soomaaliyeed oo wax ka qorta wararka Soomaaliya iyo caalamka,waxyna diirada saartaa wararka siyaasada ee deg dega ah iyo kuwa ciyaaraha.

Shabakadan waxaa aas aasay wariye Soomaaliyeed,Xuseen Maxamed, oo muddo kasoo waramayay Soomaaliya,Garsoor.net waxay hawada soo gashay 1 bishii May 2017ka.