Scroll to Top

Garsoor.net – Garsoor is the most trusted online media in Somalia

Golaha wasiirada Maamulka Galmudug oo yeeshay kulan Deg deg ah.

Xubnaha Golaha wasiirada Maamul goboleedka galmudug ayaa maanta kulan Xasaasi ah waxa ay ku yeesheen Magaalada Cadaado. Kulankaan ayaa ahaa mid waqtigiisa laga soo hor mariyay, waxaana looga hadlay arimo kala duwan oo ay ugu horeeyso khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya madaxda Galmudug. Wasiirka warfaafinta Maamulka Galmudug ayaa warbaahinta u sheegay in qodobada kulanka laga soo saaray...